Wefti Ka Socda Golaha Guurtida Somaliland ayaa lagu Soo Dhaweeyey Guriga Looga Taliyo Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska. Xildhibaan Hibaaq Cabdi Jaamac oo ah Xildhibaankii ugu horeeyey ee Somali ah ee laga doorto Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol isla markaana kasoo jeeda Somaliland ayaa Xarunta Golaha Deegaank Bristol kusoo dhaweysay Wefti ka socda Somaliland oo uu Hogaaminayo Cabdiqaadir Maxamed Xasan ...
Read More »Author Archives: Dhamays Media Group
Shirka Beelaha Garxajis ee Burco oo la sheegay Waxa ku Kalifay.
Sababaha keenay Shirka Beelaha Garxajis oo Burco lagaga Dhawaaqay, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »Ded Deg: Geeri Naxdin-leh ayaa ka dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Jig-Jiga.
Jig-Jiga (DHN)- Shaqaaqo maanta galabtii ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal ee Magaalada Jigjiga Taasi oo Sababtay Dhimasho iyo Dhaawacba. Maxammed Xasan oo ah Komishineerka komishinka Booliska DDS oo la hadlay Warbaahinta Deegaanka ee SRTV ayaa sheegay In Askari ka tirsan Ciidanka ilaalada Garoonka uu xabad ku furay Dadweynihii ka Safraayay Garoonkaasi halkaasina ay ku geeriyootay Alle ha u ...
Read More »Xasaasi: Dhacdo Xanuun Badan oo Hargeysa ka Dhacday & Golaha Guurtida oo soo Bandhigay.
Hargeysa (DHN)- Dhacdo Xanuun Badan oo ka Dhacday Magaalada Hargeysa Iyo Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida oo ka hadlay, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »Taariikh Xusuus Mudan Calankii Hore ee Somaliland Iyo Caasimada Hargeysa 1994.
Taariikh Xusuus Mudan Calankii Hore ee Somaliland Iyo Caasimada Hargeysa 1994, Faah Faahinta Barnaamijkaasi Kooban Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »War Naxdin-leh: Mid kamid ah Tiirashii Saxaafada Somaliland oo Aas Qaran Hargeysa loogu Sameeyay.
Hargeysa (DHN)- Qaar kamid ah Madaxda Somaliland ayaa si qoto-dheer uga hadlay Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyay Marxuum Suxufi Maxamed-Sayid Cismaan Mire, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »Xasaasi: Dilkii In kabadan 80 Sarkaal Iyo Ninka kaliya ee ka Badbaaday Dhacdadaasi Xanuunka Badan.
Hargeysa (DHN)- Xog Xasaasi ah + Dilkii In kabadan 80 Sarkaal Iyo Ninka kaliya ee ka Badbaaday Dhacdadaasi Xanuunka Badan, Faah Faahinta Waraysigaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »Fariin Culus: “Maalinba Awr baa dhaamiya ee waa maalintiinii…” Ururka Miisaan.
Hargeysa (DHN)- Urursiyaasadeedka Miisaan ayaa Fariin Culus u diray Taageerayaashiisa, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »Milicsiga11Sanno ka hore: “Cadaw Badan baa innagu Xeeran…” Ex Taliye Cilmi-kabaal (AHN).
Hargeysa (DHN)- Milicsiga 11 Sanno ka hore Ololihii Qaranka ee Qashin Gurista ee Madaxweyne Axmed-siilaanyo ku Dhawaaqay Iyo Doorkii Ciidamada Boolisku ka Qaateen, Faah Faahinta Warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »“Dhaliishu Waxbay Saxdaa Erayna waxa loo dhigtaa Dhankiisa…” Ardaydada Maan-Kaal Primary School.
Hargeysa (DHN)- Munaasibad loo Qabtay Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Maan-Kaal Primary School ayaa lagu Qabtay Magaalada Hargeysa. Ardaydan Dugsiga Maan Kaal ayaa waxay soo bandhigeen Aqoon heerkeedu Sareeyo, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.
Read More »