Author Archives: Dhamays Media Group

Ereyga “Guul-wade’ Waxa Curiyay Guddi uu Madax ka ahaa Axmed Siilaanyo 1973, oo la odhan jiray ‘‘Guddida Erey Bixinta”. Qoramadii 2.

Waxaynu hore u sharaxnay “Af-MIINSHAAR” oo aynu ugu abtirinay Prof Samater. Ereyga  “ Guul-wade” wuxuu ka koobanyahay laba eray oo kala ah Guul iyo Wade .Waxa laga soo miin guuriyay “ Pioneer Movement” oo ahaa unugyo ka tirsanaa xisbaydii  shuuciga ahaa   “Soviet Communits Bloc. “Waxay ahaayeen  kooxo dhalinyaro ah  xidha  “Red Scarfs” , una daacad ahaa   kacaanka , xisbiga hantiwadaaga ...

Read More »

Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra ,iisal Wasaaraha Itoobiya + Muuqaal

Hargeysa (Dhamays)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa 29. 10.2016 kulan La qaatay Raiisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn waxayna ka wada hadleen Xidhiidhka qotada dheer leh ee u dhexeeya labada dal iyo arrimo Khuseeya danaha labada dal. Labada hoggaamiye waxay kulankan is weydaarsadeen aragti iyo araaha la xidhiidha sidii loo sii xoojin lahaa loona wanaajin lahaa iskaashiga xagga ...

Read More »

Nolol La Xusuusto: Qalinkii Siciid Maxamed Gees

Sarkaal Khawaaje ah: “Dawladda Ingiriisku khasaare ayey ku qabtaa joogitaanka dalkiina oo lacagta caashuurta ah ee laga qaado dadka Ingiriiska ayaa ku baxda dalkiina oo la geliyaa.” Maax Dugsiiye: “Haddii aad ku khasaarteen dalkayaga maad iskaga dhooftaan maxaa idin dhigay” Waxa la ii doortay Guddoomiyihii Guddiga Shaqaalaha Caafimaadka. Beelaysiga waxa la isku khuukhiyaa inta aan la is-dhexgelin ee aan la ...

Read More »

DAAWO: Fannaanka Cabdikariin RAAS Oo Maanta Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

Hargeysa (Dhamays) – Waxa Maanta Magaalada Hargeysa si diiran loogu soo dhaweeyay Fannaanka Cabdikariin Ismaaciil Muuse (Cabdikariin Raas) oo ka mid ah Fannaaniinta reer Somaliland. Cabdikariin Raas oo Dalka Ingiriiska oo deggan yahay ka soo kicitimay, ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Fannaaniin iyo Qaar ka mid ah Dadweynaha ku dhaqan Caasimadda Hargeysa, kuwaasi oo sitay calanka ...

Read More »

Dufcaddii 8-aad Oo Ka Qallin-jabisay Xarunta Dhimirka Ee SAHAN Iyo Dhismayaal Lagu Soo Kordhiyey Oo Xadhigga Laga Jaray + Muuqaal

Hargeysa (Dhamays) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil, ayaa Doraad Xadhigga ka jaray Dhismayaal lagu soo kordhiyey Xarunta Dhimirka ee SAHAN oo ku taalla Dacalka Galbeed ee Magaalada Hargeysa.   Waxa kale oo uu Wasiir ku-xigeenku Shahaadooyin Guddoonsiiyey Dufcaddii 8-aad ee Wax lagu baro Xarunta SAHAN, kuwaasi oo markii xarunta la geeyay ahaa Dad aanu Xuskoodu dhamayn ...

Read More »

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyaddeeyay Geeridda Ku Timid Marxuum Gaashaanle Sarre Faysal Kaamil Ciise

Hargaysa (Dhamays)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Ciidamada kala duwan ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan ciidamada qalabka sida, Saraakiisha kala duwan ee ciidamada dalka, waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee ...

Read More »

Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyihii Hore Ee Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Gaashaanle Sare Faysal Kaamil Ciise

Xisbiga Midnimada iyo Horumarka JSL ee KULMIYE 26 Oct. 2016 TACSI GUDDOOMIYE Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ...

Read More »