Author Archives: Dhamays Media Group

Urur Siyaasadeedka Halgan Oo Shir Ku Qabsaday Magaalada Hargaysa,Kuna Doortay Hogaanka Ururka!

Hargeisa(DHN):-Urur siyaasadeedka Halgan Ayaa Ku Shirku Qabsaday Magaalada Hargaysa Kaasi oo ay kazoo qaybgaleen Xubnaha Ururka dhalinyaro, haween iyo Aqoonyahan.   Shirkan Ujeedadiisu ahayd sidii xubnaha urur siyaasadeedka Halgan uga arintan lahaa arimaha siyaasadeed ee horyaala ayaa lagu doortay xubnaha hogaamin doono urur siyaasadeedka Halgan Gudoomiyaha Ururka Halgan Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) Gudoomiye kuxigeenka Ururka Halganka Maxamed Cabdiraxmaan Daarood. ...

Read More »

Xildhibaan Eng Cabdikariin Maxamed Muxumed Oo Kamida Golaha Wakiilada Jsl Ayaa Fariin u diray Asxaabta Siyaasada Isku Maandhaafsan.

Hargeisa(DHN)-Xildhibaan Eng Cabdikariin Maxamed Muxumed oo kamida ahaa Xildhibaano ka Tirsan Wakiilada oo shir jaraaid ku Qabtay Magaalada Hargeisa ayaa Fariimo Muhiima la wadaagay xisbiyada qaranka jsl. Waxa kale oo uu Xildhibaanku ku dheeraaday wakhtiga ay sharciyada dalku u asteeyeen Doorashooyinka muranku ka taagan yahay, isagoo Xisbiyada mucaaridka Somalilandna ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadgalyada dalka, islamarkaana muranka taagani aanu noqon ...

Read More »

Siyaasi Siciid Cilmi Roobe oo ka hadlay Cod Been Abuur ah oo Laga Faafiyay.

Berbera (GNN)-Siyaasi Siciid Cilmi Rooble oo kamid hogaanka Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ayaa beeniyay cod beer abuur ah oo laga sameeyay kaasi oo lagu faafiyay baraha bulshada. Sidoo kale Ex-Xildhibaan Siciid Cilmi ayaa sheegay in aanu codkaasi ahayn kiisii islamarkaana looga dan leeyahay in sharaftiisa lagu waxyeelo Dhanka kale siyaasi siciid cilmi rooble ayaa samaynta codka been abuurka ah ku eedeeyay ...

Read More »