Astaamaha lagu Garan karo Dollar-ka Been abuurka ah iyo Awaamiir uu Baanka Dhexe JSL soo saaray

Hargeysa (Dhamays)- Cali Ibraahim Baqdaadi Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay Astaamaha lagu Garan karo Dollar-ka Been abuurka ah iyo Awaamiir uu Baanka Dhexe JSL soo saaray, Faah-faahinta warkaasi halkan hoose ka daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal