“Annagu Wixii Aanu Qabanay Waakaas Oo Waa La arkaa, Qofkii Arki Waayana waanu Tusaynaa” Musharax Muuse Biixi + Video

Ceel-afweyn (Dhamays)- Muuse Biixi Cabdi, Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye ayaa Bulshada ku Dhaqan Deegaanka Ceel-afweyn Farta ugu Fiiqay waxyaabaha xisbiga Kulmiye qabtay iyo Waxyaabaha ay qaban Doonaan, Faah-faahinta Warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

Leave a Reply

Open chat
soo dhawoow walaal