Hargeysa (Dhamays)- Eng. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ayaa ka hadlay Guddi La Sheegay in Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Magacaabi Doono kuwaasi oo Gacan siin Doona Komishinka Doorashooyinka Somaliland, Faah-faahinta Warkaasi hoos Ka Daawo.