Ajaanib ka Qayb Galay Ololihii Nadaafada Caasimadda Iyo waxyaabihii ku Cusbaa

Hargeysa (Dhamays)- Ololihii Nadaafadeed ee khamiista bilkasta u Dambaysa laga fulin jiray Caasimada Hargeysa ayaa waxa Siweyn uga Qayb Qaatay dadweynaha ku dhaqan Degmada Ibraahim koodbuur.

Ololahan oo Dhawr Nooc isugu jiray ayaa waxa ka Qayb Qaaday Dad Ajaanib ah , Faahfaahinta Barnaamijkaasi oo Dhamaystiran Halkan hoose ka Daawo.

Open chat
soo dhawoow walaal