Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Eedaymo Cuslus U Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani

Hargeisa(Dhamays)- Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni Afhayeenka Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada hargeisa waxaa uu dhaliilo xoogan u jeediyey Xirsi Cali Xaaji Xassan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Isaga oo sheegay inuu ka been sheegay aayaadka Qur’aanka kariimka ah. waxa kale oo uu Afhayeen Buuni ku Tilmaamay Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani inuu yahay Takfiiri, lagana qaban doono qaranka somaliland lalana socodo Dhaqdhaqaaqiisa.

Open chat
soo dhawoow walaal