Caynaba (Dhamaysnews)- Af-hayeenka xisbul Xaakimka kulmiye, Xasan Cali Maxamed (Gaafaadhi) ayaa Eedaymo Culus u soo Jeediyey xisbiyada mucaaradka ah, Gaar ahaan xisbiga UCID kaasi oo uu sheegay inaanu ka qayb qaadan Gurmadka iyo Taakulaynta loogu jiro dadka Iyo duunyada abaartu saameysay, Faah-faahinta warkaasi halkan Hoose Ka Daawo.