Hargeysa (DMG)- Faysal Xiis Af-hayeenka Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa Si Adag Uga Hadlay Dacaayaddo ka soo yeedhay xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.
Geesta kale af-hayeenku Waxa uu ka hadlay Maxaabiis dhawaan La soo daayey oo ay daba gal ku hayaan, faah-faahinta warkaasi halkan Hoose ka Daawo.